WIRE โ€” Garoowe ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta la kulmay wafdi uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar oo booqasho ku jooga Puntland. Intii uu kulanku socday waxaa la sheegay in looga hadlay horumarinta waxbarashada sare ee Puntland, kor u qaadidda tayada tacliinta, iyo sidii... The post Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.