WIRE โ Hargeysa ( Raxanreeb Online) Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, ayaa sheegaya in xabsiga laga siidaayay fannaanka Khaalid Kaamil. Maxkamad ayaa xoriyadiisa dib u siisay Khaalid oo todobaadyadii u dambeeyay ku xirnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa sida ay Ehelkiisa xaqiijiyeen. Inkastoo hayadaha ammaanka Somaliland aysan weli si rasmi ah u shaacin sababta... The post Khaalid Kaamil oo xabsiga laga siidaayay appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.