WIRE โ€” Nouadhibou โ€“ Hayadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay in ugu yaraan 143 qaxooti iyo muhaajiriin ah ay dhinteen ama weli la layahay, kadib markii ay degtay doon ku sii jeeday Yurub oo maraysay xeebaha dalka Mauritania. Sida ay hayaddu sheegtay, doonta ayaa ka soo ambabaxday deegaanka Bafuloto ee dalka Gambia, iyadoo ay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.