WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay'adda ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Hay'adda SoDMA iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si loo dardargeliyo u diyaar-garowga

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.