WIRE — Ankara – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa magaalada Ankara kulan kula yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Türkiye, Danjire Musa Kulaklıkaya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga istaraatiijiga ah ee muddada dheer u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye,
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.