WIRE โ€” Hindiya ( Raxanreeb Online) Maxkamad ku taalla dalka Hindiya, ayaa xabsi daain ku xukuntay 44 muwaadiniin Soomaali ah, kaddib markii lagu helay dambiyo la xiriira burcad-badeednimo iyo afduub markab ganacsi oo marayay biyaha Badweynta caalamiga ah. Sida ay sheegeen masuuliyiinta Hindiya, eedeysanayaashan ayaa lagu qabtay howlgal ay ciidamada badda Hindiya fuliyeen, kaddib markii la sheegay... The post Maxkamad ku taalla Hindiya oo xabsi daain ku xukuntay 44 Soomaali ah oo lagu helay Burcad-badeednimo appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.