WIRE โ Tehran ( Raxanreeb Online) Iiraan ayaa ugu baaqday beesha caalamka in aysan u dulqaadan wax weerar ah oo lagu qaado xarumaha nukliyeerka ee loo isticmaalo ujeeddooyin nabadeed, iyadoo sheegtay in ilaalinta xarumahaas ay tahay mas'uuliyadda beesha caalamka oo dhan. Bayaan ay soo saartay Ergada Iiraan u qaabilsan Hay'adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), ayay... The post Iran oo baaq culus u dirtay dalalka Caalamka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.