WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyay wada-hadallada u socda dowladda Federaalka iyo saamileyda siyaasadda, isagoo ku tilmaamay kuwo muhiim u ah horumarka dalka, midnimada shacabka iyo xasilloonida Soomaaliya. Ra'iisul Wasaaraha ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada doonaya inay hoggaamiyaan shacabka Soomaaliyeed inay dowladda kala shaqeeyaan ciribtirka Al-Shabaab iyo

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.