WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya ku dartay liiska dalalka ugu sarreeya ee digniinta safarka (Heerka 4-aad), iyadoo muwaadiniinteeda kula talisay inaysan u safrin dalka sababo la xiriira xaaladda amniga, khataraha argagixisada, iyo awoodda xaddidan ee adeegyada qunsuliyadeed. Soomaaliya ayaa ka mid noqotay 11 waddan oo Afrikaan ah oo lagu daray liiska Ha u

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.