WIRE โ€” MUQDISHO โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii tacsi u dirtay dowladda iyo shacabka Aljeeriya kaddib dab ka kacay xarun lagu daryeelo carruurta oo ku taalla degmada Mohammadia ee caasimadda Algiers, kaas oo sababay dhimashada dhowr carruur ah iyo dhaawaca tiro kale. War ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa lagu sheegay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.