WIRE โ MUQDISHOย โ Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), kaas oo looga hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca gurmadka iyo ka hortagga musiibooyinka. Kulanka oo ka dhacay xarunta Hay'adda SoDMA ee Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.