WIRE โ MUQDISHO โ Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho si uu uga tacsiyeeyo geerida ku timid Amiirkii hore ee Qatar, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani. Ra'iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, dowladda iyo shacabka Qatar, isagoo
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.