WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqday hoyga ay taallay gogosha tacsida Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali, halkaas oo uu ku saxiixay buugga tacsida ee loo furay marxuumka. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ula wadaagay qoyska, ehellada iyo dhammaan dadkii uu ka baxay marxuumka dareenka murugada

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.