WIRE โ Muqdisho โ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka maalintii labaad ee Madasha Saddexaad ee Horumarinta Soomaaliya (SDF 2026), oo ka qabsoontay magaalada Muqdisho, kuna qabsoontay halku-dhigga Soomaaliya iyo Marxaladeeda Xasaasiga ah: Xoojinta Xasilloonida, Midnimada iyo Horumarka. Madashan, oo
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.