WIRE โ Ankara โ Lataliyaha Koowaad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Turkiga, Mudane Ismaaciil Ibraahim Aadan, oo ay wehliyaan Xildhibaan Mahad Cawad, Marwo Caaisha Maxamuud oo ah u qeybsanaha Arrimaha Waxbarashada ee Safaaradda, iyo qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay qalin-jabinta in ka badan 300 oo arday Soomaaliyeed oo
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.