WIRE โ€” Hargeysa ( Raxanreeb Online) Fahiima Yuusuf Quuje oo maalmo kahor iska casishay xubnimadii golaha wakiilada Waqooyi Bari ee Soomaaliya, ayaa maanta ka degtay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Fahiima ayaa horay u sheegtay in ay ka tanaasushay aragtidii Soomaali-weyn. Garoonka diyaaradaha waxaa Fahiima ku soo dhoweeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Yuusuf Faratoon iyo shacab ku farsaxsan... The post Fahiima Quuje oo ka degtay magaalada Hargeysa appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.