WIRE โ Kambala ( Raxanreeb Online) Waxaa geeriyooday Raysul wasaare ku xigeenkii dalka Uganda, sidoo kalena ahaa xildhibaan, General Moses Ali. General Moses Ali ayaa bishii Janaayo ee sanadkan mar kale dib loogu doortay kursigiisa xildhibaannimo, isagoo jiray 87 sano. Xilligii ololaha iyo doorashada, xaaladdiisa caafimaad ayaa si weyn looga dareemayay. Wuxuu la tacaalayay dhibaatooyin dhanka hadalka... The post Raiisul wasaare ku-xigeenkii dalka Uganda oo geeriyooday appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.