WIRE โ New Jersey ( Raxanreeb Online) Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka koobka Adduunka, kaddib markii uu 1-0 kaga badiyay xulka Argentina. Ciyaarta ayaa waqtigii caadiga ahaa ku dhammaatay eber iyo eber, balse waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray gaar ahaan daqiiqadii 106-aad ayay goolka guusha heshay Spain, waxaana u dhaliyay ciyaaryahanka Ferran Torres.... The post Spain oo ku guuleystay koobka Adduunka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.