WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoonka labada aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee uu furmo doono kalfadhiga 8-aad ee labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada labada aqalka ayaa loo diray farriimo la xiriira in ay soo xaadiraan kalfadhiga Baarlamaanka oo furmi doona 1-ad bisha Agoosto 2026. " Haddaba Xildhibaanada iyo Senatarrada... The post Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la shaaciyay waqtiga uu furmi doono appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.