WIRE โ€” Jordan ( Raxanreeb Online) Laba askari oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa la dilay, halka mid kalena weli la layahay, kadib weerarro ay Iiraan ay u adeegsatay gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn oo ka dhacay Jordan maalintii Jimcaha, sida ay sheegeen saraakiisha milatariga. Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka (CENTCOM) ayaa sheegay in... The post Askar Mareykan ah oo lagu dilay Jordan appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.