WIRE โ€” Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online) kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehlinayaan xildhibaano iyo wasiirro kasoo jeeda Shabeellaha hoose, ayaa ku eedeeyay saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda inay ku lug leeyihiin abaabul iyo hurinta qalalaase ka dhaca Gobolka Shabeellada Hoose. Masuuliyiintan ayaa taliye Ku-Xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya, ku eedeeyey... The post Taliye Ku-Xigeenka Booliska oo lagu eedeeyey in abaabul dagaal kawado Shabeellaha Hoose appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.