WIRE โ€” Muddooyinkii u dambeeyey, Soomaaliya waxay wajahaysay caqabado is biirsaday oo isugu jira amni darro, khilaaf siyaasadeed iyo muran ku saabsan jihada uu u socdo nidaamka federaalka. Aragti ahaan, waxaa muuqata in dowladdii uu hoggaaminayey Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ay la kulantay caqabado waaweyn oo saameeyey dagaalka ka dhanka ah kooxaha aragagixisada iyo xiriirka kala dhexeeya dowlad-goboleedyada.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.