WIRE โ€” Tooratoorow ( Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa hawlgal qorsheysan oo burburin ah ka fuliyay deegaannada Tooratoorow, Caliyoow Baarow, Doonka iyo Farsooley ee gobolka Shabeellaha Hoose. Hawlgalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo iyo goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaad katirsan Al-shabaab, kuwaas oo ciidamada ay ku burburiyeen xarumo iyo gabaadyo ay kooxdaasi... The post Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburiyay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.