WIRE โ Baydhabo ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Mahad Maxamed Sheekh Xasan oo ay wehlinayeen ku xigeennadiisa ayaa maanta guddoomiyay kulanka 5-aad Kalfadhigiisa 1aad. Ajandaha kulankaan oo ahaa meel marinta iyo dhaarinta Xukuumadda cusub ee Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa soo xaadiray mudanayaan gaaraya 87 Mudane. Fadhiga Golaha Wakiillada... The post Golaha wakiilada Koonfur Galbeed oo maanta ansixiyay golaha wasiirrada ee maamulkaas appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.