WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, ee magacaabista Guddoomiyaha Ku-meelgaarka ah ee Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, in uu noqdo Yaasiin Maxamuud Cibaar. Kulanka golaha oo uu Shir-guddoomiyey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu kala diray Guddigii... The post Golaha wasiirrada oo xilkii ka qaaday guddoomiyihii Rugta ganacsiga Soomaaliyeed appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.