WIRE โ Muqdisho, Soomaaliya โ 15 Luulyo, 2026 โ Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka iyo dhisidda awoodda aqooneed ee Garaad Gacmeedka. Munaasabadda daahfurka waxaa ka soo qayb galay mas'uuliyiin ka socday qaar kamid ah hay'adaha dowladda, jaamacadaha dalka, bahda tacliinta sare,
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.