WIRE โ€” BAYDHABO Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray is-xogwareysi, is-dhaafsiga waayo-aragnimada maamulka iyo sidii loo sii xoojin lahaa wadajirka, wada-shaqeynta iyo horumarinta hay'adaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hoggaamiyaha ayaa uga mahadceliyey Golaha Xukuumaddii hore doorkii ay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.