WIRE โ Marka (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay in maanta halkaasi uu gaaray Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/le Cismaan Muuse Maxamed. Taliyaha ayaa mid mid ubooqday difaacyada Ururka 141-aad ee Guutada 14-ka October oo Fadhigiisu yahay Magaalada Marka, kormeerka kadib ayuu... The post Taliyaha guutada 14-ka October oo abaabul dagaal kawada Shabeellaha Hoose appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.