WIRE โ Miami ( Raxanreeb Online) Xulka dalka Spain ayaa xalay waxa uu gaaray kama dambeysta koobka Adduunka 2026, kaddib markii 2-0 uu kaga badiyay dalka France. Spaim oo ku guuleystay Koobkii Adduunka 2010 oo ciyaar cajiib ah soo bandhigay, islamarkaana France ka ciyaar wanaagsanaa waxaa goolasha u keenay ciyaaryahanada Mikel Oyarzabal iyo Pedro Porro. Sidoo kale... The post Spain oo iska xaadirisay kama dambeysta tartanka kooba Adduunka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.