WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development Forum), oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Machadka Heritage iyo Jaamacadda City. Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa sheegay in Soomaaliya ay gaartay horumar la taaban karo

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.