WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee Muqdisho, halkaas oo uu ku saxiixay buugga tacsida, isaga oo gaarsiiyay dhambaal tacsi ah oo ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed. Tacsida ayaa ku saabsan geerida

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.