WIRE โ Shabeellaha Hoose โ Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Howlgalka ayaa laga fuliyay tuulooyinka Faytaan, Sadex, Aqab, Wabi Goof, Buula Doon, Baroodooy, Xaliima iyo Yaalo, kuwaas oo dhammaantood hoostaga degmada Sablaale. Taliyaha Ururka 61-aad
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.