WIRE โ€” ROME Suxufiyad Shukri Saciid oo ku nool Talyaaniga ayaa sheegtay in dowladda dalkaas ay billowday qorshe lagu celinayo dadka qaxootiga, oo isagu jira kuwa sharci leh iyo kuwa aan lahayn. Talyaaniga waxa uu goaansaday inuu celiyo dadka xitaa sharciga leh uuna u dhaqmayo sida dowladaha Khaliijka oo kale, ayay tiri Suxufiyad Shukri Saciid

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.