WIRE โ€” Maxaas ( Raxanreeb Online) Ciidanka xoogga dalka ayaa duqeyn ka fuliyay tuulada Goobo oo 10KM dhanka waqooyi kaga beegan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Qoraal kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in duqeynta lagu beegsaday xubno katirsan Al-shabaab oo isku uruursanayay tuulada, kuwaasi oo doonayay in ay weerar fuliyaan balse xogtooda la helay.... The post Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay duqeyn ku dishay 42 xubnood oo katirsan kooxda AS appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.