WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Lataliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska Amniga Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya ahna Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Danjire Cabdullaahi Al-Otaybi. Kulanka ayaa looga arinsaday taageerada Jaamacadda Carabta ee dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira dowlad-dhisidda, xoojinta hay'adaha... The post Maxey kawada hadleyn lataliyaha amniga Qaranka Soomaaliya iyo Danjire Cabdullaahi Al-Otaybi ? appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.