WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka, iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay 13-kii Luulyo fuliyeen duqeyn dhinaca cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab. War-saxaafadeedka AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntu ay ka dhacday deegaanka Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, qiyaastii 190 kiiloomitir koonfur-galbeed kaga beegan magaalada

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.