WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay inay fuliyeen howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, kuwaas oo lagu dilay 19 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, oo uu ku jiro horjooge sare. War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka koowaad

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.