WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii waddo dadaallada lagu casriyeynayo caasimadda Muqdisho iyo kor u qaadista bilicdeeda, kaddib markii la dhagax-dhigay mashruuc horumarineed oo ballaaran isla markaana la xarigga ka jaray waddo cusub. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.