WIRE โ€” islamabad Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka, kaas oo ka socda magaalada Islamabad ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan. Khudbaddeeda, Wasiirku waxay ugu horreyn Dowladda iyo shacabka Pakistan uga mahadcelisay martigelinta diirran

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.