WIRE โ€” Mandhera (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Kenya ayaa sheegay inay dileen 11 xubnood oo ay ku tilmaameen inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, kadib howlgal amni oo laga fuliyay deegaanka xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Mandhera. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka Kenya, howlgalka ayaa lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaal la sheegay inay... The post Kenya oo sheegtay in ay dishay 11 xubnood oo katirsan kooxda AS appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.