WIRE โ€” Baydhabo ย  Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha masjid weyn oo laga hirgelinayo Aqalka Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo. Masjidkan ayaa noqon doona goob muhiim u ah gudashada cibaadada waxaana loogu talagalay inay ka faa'iideystaan madaxda dowladda, shaqaalaha Madaxtooyada

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.