WIRE โ€” Port Sudan โ€“ Maxkamad ku taalla magaalada Port Sudan ayaa xukun dil ah ku ridday hoggaamiyaha Ciidanka Taageerada Degdegga ah (RSF), Mohamed Hamdan Dagalo (Hemedti), iyo 15 eedeysane oo kale iyagoo maqan, kadib markii lagu helay dambiyo la xiriira dilka guddoomiyihii gobolka Galbeedka Darfur iyo xadgudubyo culus oo ka dhacay gobolkaas. Sida ay baahisay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.