WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ku yaalla deegaannada Cadow Jilib, Gayfo iyo Qordheere ee gobolka Shabeellaha Dhexe. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in duqeymaha lagu dilay 26 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Sidoo

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.