WIRE โ€” Islamabad โ€“ Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Islamabad ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan kulan heer sare ah kula yeelatay Wasiirka Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Pakistan, Senator Azam Nazeer Tarar. Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku xoojinayso iskaashiga

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.