WIRE — Muqdisho – Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa sheegtay in falalkasta oo ka dhanka ah Mareykanka ay waxyeello u geysanayaan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka, iyadoo xustay taageerada ballaaran ee Washington ay muddo dheer siineysay Soomaaliya. Safaaraddu waxay sheegtay in Mareykanku Soomaaliya ku taageeray gargaar dhan balaayiin doolar oo laga

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.