WIRE โ€” Islamabad โ€“ Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan doceed kula yeelatay magaalada Islamabad ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka ee dalka aan walaalaha nahay ee Pakistan, Ms. Rabiya Javeri Agha. Kulanka dhexmaray Wasiirka iyo Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.