WIRE โ MUQDISHO Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Jaaliyadaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar, Mudane Dr. Badr Abdelatty. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah iyo xaaladaha gobolka, gaar
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.