WIRE โ Boosaaso (Raxanreeb Online) Ciidamo katirsan Puntland oo ka gadoodsan Mushahar laaan ayaa xirtay deegaanka Faluuja ee Degmada Carmo, Kuwaas oo gabi ahaanba joojiyay isu socodkii Dadweynaha, Waddadas oo halbowle u ahayd Magaalo Ganacsiyeedka Boosaaso iyo Gobolada kale. Sida uu noo sheegay Goobjooge Ciidamadan ayaa iskugu sheegay in ay ka titsan yihiin Guutada Afmeer ee Ciidamada... The post Ciidamo katirsan Puntland kana gadoodsan mushaar laaan oo xirtay waddo appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.