WIRE โ€” Baladweyne ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xubno katirsan Al-shabaab, oo weerar dil ah xalay ka geystay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay maqaaxi ku taalla xaafada Nuur-xawaad ee magaalada Baladweyne. Dableyda hubeysan ayaa la sheegay in ay goobta ku dileen askari katirsan ciidanka dowladda.... The post Ciidanka amniga Baladweyne oo gacanta ku dhigay xubin katirsan kooxda AS, oo dil ka geystay magaalada appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.