WIRE โ€” Tehran ( Raxanreeb Online) Iiraan ayaa ku dhawaaqday inaysan u hoggaansami doonin heshiisyada ay la gashay Mareykanka ilaa iyo inta Maraykanku sii wado xadgudubyada heshiiska loogu talagalay in lagu soo afjaro dagaalka Bariga Dhexe. Telefishanka dowladda Iiraan oo soo xiganayey safiirka dalka Iran u fadhiya Qaramada Midoobay, Amir Saeed Irvani, kaas oo sheegay in Tehran... The post Iran oo sheegtay in aysan hoggaasami doonin heshiiskii ay la gashay Marekanka appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.